Madaxweyne Axmed Madoobe oo Shir looga hadlayo arrin muhiim ah ka furay Kismaayo (Sawirro)

Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland maanta ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin’aadamnimada Soomaaliya. Shirkaan waxaa si wada jir ah u daahfuray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiirka Qorsheynta XFS Cabdiraxmaan Beenebeene. Waxaa ka qeybgalaya shirkaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, Wasiirada … Continue reading Madaxweyne Axmed Madoobe oo Shir looga hadlayo arrin muhiim ah ka furay Kismaayo (Sawirro)